Barashada Luuqada English-ka: The Best CEFR English Academy for Somalis

Waxkabaro Academy waa classroom digital ah oo lagu baranayo Luuqada English-ka si tayo leh, adigoo raacaya manhajka CEFR iyo hagidda Macallin Maxamuud Axmed. Waxaad helaysaa Kulano LIVE ah oo practice ah, Group-yo yar yar la practice garesyo iskuna dhiiri galisaan.

Master English with Waxkabaro Academy. We provide a fully digital classroom strictly following the international CEFR curriculum. Led by Teacher Maxamuud Axmed, our students get exclusive access to LIVE speaking practice, small group interactions, and comprehensive video lessons.

Hadii eey tahay Markii kugu horesay oo aad rabto inaad iska diwan galiso Koorsoyinkeena Fadlan taabo buttonka eey ku qoran tahay is diwan gali

Hadii Username iyo Password lagu sameeyay oo aad horay inoola soo hadashay Taabo buttonka eey ku qoran tahay “Sign in / gal”

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (About Waxkabaro Academy)

💬 Waa maxay Waxkabaro Academy? (What is Waxkabaro Academy?)

Waxkabaro Academy waa platform digital ah oo bixiya barashada luuqada English-ka heer caalami ah (CEFR). Waa akadeemiyada ugu wanaagsan ee ardayda Soomaaliyeed ay ku bartaan English-ka.

💬 Yaa bixiya casharada? (Who teaches the courses?)

Casharada waxaa bixiya Macallin Maxamuud Axmed oo khibrad dheer u leh diyaarinta ardayda iyo nidaamka CEFR.

💬 Sidee baan uga mid noqon karaa fasalada LIVE-ka ah? (How do I join the LIVE classes?)

Markaad iska diiwaangeliso koorsooyinkeena (A1 ilaa C1), waxaad si toos ah u helaysaa kulamo LIVE ah oo lagu tababarto hadalka (Speaking Practice) asbuuc walba si aad kalsoonidaada u dhisto.