Hadafka Websiteka

Ugu yaraan 1 Million oo soomaali ah in eey helaan waxbarasho tayo leh ayagoo gurigooda iyo goobtooda shaqada joogo.

 

Facebook

Nagala soco Facebook Adigo isticmaalayo Hashtag #waxkabaro

Twitter

Nagala soco Switterka @Waxkabaro

Youtube

Nagala soco youtubeka
https://www.youtube.com/waxkabaro

sIDUU KU BILOWDAY

Websiteka waxkabaro waxaa si rasmi ah oo bilaabay 24 Sep 2015. Waxaana uu ku bilowday fikirka ah in la helo meel eey bulshada soomaaliyeed si fudud wax oga baran karan ayagoo gurigooda iyo goobtooda shaqo joogo.

Fikirkaan wuxuu ku dhashay Maxamud Axmed Xaaji oo ah aasaasaha website waxkabaro.net kadib markii uu caqabado badan kala kulmay helida waxbarasho  online ah oo tayo leh.

Hada waxaaa websiteka ku jiro ugu yaraan 30 koorso(bil walbo korso cusub aya lagu so draa) oo 100% practical ah waxaana ka howl galo ugu yaraan 10 shaqaalo ah oo isugu jiro macalimiin iyo howl wadeeno kale.