Maxaad dooneysa in aad barato

Koorsoyinka hoos kaaga muuqdo midkaa jeceshahay iska so diwan gali

Architectural Home Design with Archicad

Ku so dhawaada barashada naqshadeenta guryaha adigo isticmaalayo barnaamishka Archicad.
Waa koorso loogu talo galay ardayda baraneeso civil engineeringka balse aan fursad u helin in eey qaab baratikal ah ku bartaan naqshadeynta guriyaha.
Qiimaha koorsada oo idil waa 10 dolar. 4 bil ayeena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Waa koorso kamida koorsooyinka lagu qaato jaamadacadaha gaar ahaan qaybaha ganacsiga iyo dhaqaalaha (Business and economics departments), sidoo kale koorsadani waxay muhiim u tahay dhamaan ganacsatada yaryar iyo waaweynba, waxaanay waxbadan ka bedeli doonto aqoontaada iyo xirfadaada ku aadan ganacsiga.
Qiimaha koorsada oo idil waa 12 dolar. 4 bil ayeena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Koorsadaan waa koorso loogu talo galay in eey ardayda si fudud ugu bartaan luuqada carabiga.
Muuqaalkaan daawo uu macalinka ku sharxayo qeybaha eey ka koobantahay koorsada iyo mudada eey soconeso
Qiimaha waa 10 dolar bishii. 8 bilood ayeena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Ku soo dhawaada barashada luuqada englishka oo afsomali ah si fudad oo raaxo ah. koorsada magaceeda waxaa la dhahaa english inside out.
Daawo muuqalka macalinka ku sharxayo Qeybaha eey ka kooban tahay iyo muda eey soconeso
Qiimaha waa 10 dolar bishii. Sanad ayena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Hadii uu englishka kuu bilaabanyahay book two waad ka bilaabi kartaa
Hadii aad englishka wax badan aad ka fahansantahay waxaad iska so diwan galisaa Intermediate level
Barashada program-ka ama software-  xisaabeedka maaliyada ee caalamiga ah.
Ugu baro program-kan afkaaga hooyo (luuqada somaliga) si heer caalami ah, kadibna ugu shaqo tag si fudud.
Barashada program-kan kadib waxaad awood buuxda u yeelan doonta;
  1. ku shaqaynta si dhamaystiran
  2. u dejinta ganacsatada qaab xisaabeed qurux badan
  3. iyo cilad kasaarista xisaabaadka ganacsiga Hadii lagaa dalbado.
Muuqaalkaan daawo si uu macalinka noogu sharxo waxyaabaha ku baran doonto iyo mudada
 
Qiimaha koorsada oo idil waa 10 dolar. Laba bil ayena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Koorsadan Complete hardware and software waa koorso loogu talo galay in dadka bilowga ah eey si wanagsan ugu fahmahan qeybaha kala duwan ee computerka uu ka kooban yahay iyo qaababka loo cilad bixiyo.
Fadlan daawo muuqaalkan si uu macalinka inoogu sharxo waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan haduu allah idmo
 
Qiimaha koorsada oo idil waa 10 dolar. Laba bil ayena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Koorsadaan Ultimate Photoshop waxaad ku baran doontaa dhamaan wax walbo oo ku saabsan photoshopka iyo sida loogu shaqeyo sida
  • Sawir qurxinta
  • logos and business cards Designs
  • Id Card, Cover page, and billboard Designs
Muuqaalkaan daawo si uu macalinka inoogu qarsho ama inoo tuso waxaad ku baran doonto koorsha haduu allah idmo
Qiimaha koorsada oo idil waa 10 dolar. Laba bil ayeena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Koorsadaan waxaad ku baran doonsa sameenta websitayada
maadooyinkaad Ku baran doonto waxaa ka mid ah:
  • html
  • css
  • javascript
  • jquery
  • bootstrap
Qiimaha koorsada oo idil waa 10 dolar. 4 bil ayeena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Koorsadaan “Qaabka Online-ka Lacag Looga Sameeyo ” Waxaad ku Baran doontaa Dhamaan Qaababka kala duwan ee lacag looga sameen karo Onlineka ama internetka.
Waxeey ku Bilaabaneesa Sharaxaad guud oo ku saabsan qaababka kala duwan ee  lacag oga abuuro internetka adigoo gurigaa joogo.
Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah sida:
Amazon Business E-commerce Youtube Channel iyo Waliga Website.
Daawo Videogaan hordhaca ah oo uu macalinka ku sharxayo qaabka uu online businesska ku shaqeyoo
Qiimaha koorsada oo idil waa 10 dolar. 4 bil ayeena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Koorsadaan Barashada Microsoft Excel 2016 oo af soomaali  waa koorso aad u balaaran oo hadii aad dhameeysato awood buuxda kuu siin doonto in aad ugu shaqeyso microsoft Excel 2016,2013 and 2010 qaab Professional ah. Hadii eey ahaan laheed Xisaab Deginta iyo macluumaad aruuntantaba. Cashirada aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:
  • Fahanka guud ee Microsoft excel 2016
  • Macluumaad keydinta
  • Kushaqeynta Excel formulas sida isku darka, kala jarka, Total Dejinta
  • Kushaqeynta Excel functions sida if function, VLOOKUP funtion COUNTIF function SUMIF function iyo wixii la mid ah.
  •  excel formatting, hide, move copy columns and rows.
  • Sida loo hagaajiyo Worksheetka layout-kiisa
  • Isticmaalka Charts
  • nuucyada kala duwanSida loo Print Gareeyo Excell
  • Sida security loogu sameeyo excel file kaaga.
Daawo Cashar ka mid ah casharada aad koorsada ku baran doonto haduu allah idmo
Qiimaha koorsada oo idil waa 10 dolar. 2 bil ayeena soconesa
Evcplus, Zaad ama Sahal ku soo diri: 0616978872
Wixii su’aal ah whatsappka +16023889600 ama 252616978872
Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan 252616978872.
waxaadna ku soo qorta Maxamud Axmed Xaji
Koorsadan waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah sida qoraalada loogu diyaariyo.
sida paragraphs iyo page layoutka soo sameeyo.
sida loogu shaqeyo themes iyo tables
sida password loogu xiro documentiga aad sameesatay
sida table loo abuuro looguna shaqeyo
sida loo galiyo sawirada iyo charts
Daawo cashar ka mid ah casharada aad ku baran doonto koorsada