fbpx

ARCHITECTURAL HOME DESIGN WITH ARCHICAD

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Barashada archicad waa koorso afsomali ku baxeeyso oo loogu talo galay inaad ku barato naqshadeynta guryaha sida dabaqyada oo qaab muqal ah loo sharxayo

Waa koorso loogu talo galay ardayda baraneeso civil engineeringka balse aan fursad u helin in eey qaab baratikal ah ku bartaan naqshadeynta guriyaha.

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Chapterkaan waxaad ku badan doonta sida loo sameeyo guri ama aqal ka kooban hal qol iyo mid ka kooban sedex qol  waxaa kale oo ku baran doontaa dhamaan toolska ugu muhiimsan ee programka archicad.
Chapterkaan waxaad ku baran doontaa sida loo naqshadeeyo guri ama aqal VILLA  
Projectigaan waxaa ku baran doontaa sida loo naqshadeeyo dabaqyada ama aqal fooq ah.
Chapterkaan waa midka ugu xiisa ah badan maxaa yeelay waxaa ku baran doonta sida loo naqshadeeyo dismayaasha ganacsiga ama loo yaqaano Commercial building

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 10 dolar.
Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

WARBAAHINTA MAXEY KA TIRI WEBSITEKAAN?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​