Baro Luuqada carabiga adiga oo gurigaaga jooga:تعلم اللغة العربية في منزلك

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Koorsadaan waa koorso aad ku baran doono luuqada carabiga oo waadax ah bilow ilaa dhamaad adigoo gurigaaga joogo. Casharada waa casharo muuqaalo duuban ah oo xili walbo daawan karto adigo gurigaga joogo.

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Cutubkaan waxa uu ka kooban yahay ilaa 7 cashar oo muuqaal ah Halkaan hoose ka daawo cashar ka mid ah casharada cutubkaan ku jiro.

Cutubkaan waxa uu ka kooban yahay ilaa 4 cashar oo muuqaal ah Halkaan hoose ka daawo cashar ka mid ah casharada cutubkaan ku jiro.

WARBAAHINTA MAXEY KA TIRI WEBSITEKAAN?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Maalin
Saac
Daqiiqo
il biriqsi

koorsada Qiimaheeda waa: $10 bishii

Hadii aad su’al Qabtid ama diyar tahay in laga diwan galiyo oo lacagta so dirto Fadlan Buttonkan hoose ku dhufo.

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​