ENGLISH INSIDE OUT

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Ku soo dhawaada barashada luuqada englishka oo afsomali ah si fudad oo raaxo ah. koorsada magaceeda waxaa la dhahaa english inside out.

waxeey ka koobantahay sedex qeybood:

Level one: Beginner:

level one waxaan ku baranena english basics. wax yaabaha kale oo aan xooga ku saareeno waa aqrinta, qorida, maqalka iyo ku hadlida luuqada englishka.

Level two: intermediate

wixii aan level one ku soo barananay ayaa halkoodi ka sii socon doono haduu allah imdo.

waxaa kale oo u dheer grammar aad u faro badan ayaan ku baran doonaa levelkaan.  grammarka xoogiisaa halkaan ayaan ku baran doonaa haduu allah idmo.

Level three: advanced

Hadii aad dooneeyso in aad luuqada english gacan adag ku qabato levelkaan ayaa kuu suuro galinayo.

waxaad ku baran doontaa grammar heer sare ah.

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Maalin
Saac
Daqiiqo
il biriqsi
Qiimaha waa 10 dolar bishii.
Mudada waa 8 billood .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Bookaan waxa uu ka kooban yahay ilaa 8 Section  waxyaabaha aad ku baran doonto haduu allah idmo waxaa ka mid ah :

  1. Basic English Sentences
  2. Basic Grammar
  3. vocabulary
  4. Reading, writing, Speaking and Listening.

Nala daawo Casharada ku jiro qaar ka mid ah:

Grammar: The present simple tense

Listening and Speaking

Reading and Writing: About my teacher

Maxaad Sugeysa walal iska soo diwan gali koorsada inta eeysan kaa xirmin 

Bookaan Wuxuu Dhamestir u yahay Level One  Asan wuxu ka kooban yahay  8 Section waxaana ku baran doontaa

  1. Complete English sentences
  2. More Grammar
  3. More Vocabulary
  4. Lots of Reading, Writing, Speaking and Listening.

Nala Daawo Casharada ku jiro Qaar ka mid ah

Present Continuous Tense

The Types of Verbs

The Past Tenses

Maxaad Sugeysa walal iska soo diwan gali koorsada inta eeysan kaa xirmin 

Bookaan waa qeybtii intermediateka  waxaana uuna halkoodi ka sii wadayaa waxyaabihii aad ku soo baratay Qeybta lavel oneka hadi eey ahaan laheed:

  1. Grammar rules.
  2. Extensive Reading, Writing, Speaking and Listening.

Nala daawo Casharada ku jiro qaar ka mid ah:

Separable  Phrasal verbs

Present Perfect tense

Maxaad Sugeysa walal iska soo diwan gali koorsada inta eeysan kaa xirmin 

COMING SOON

WAR BAAHINTA MAXEY WEBSITEKA KA DHAHEEN?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Maalin
Saac
Daqiiqo
il biriqsi
Qiimaha waa 10 dolar bishii.
Mudada waa 8 billood .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​