fbpx

COMPLETE HARDWARE AND SOFTWARE

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Hadii aad dhameesato Koorsadaan waxaad awood u yeelan doontaa in aad cilad walbo oo dhinaca computerka aga imaado in aad si sahlan ku xalisan doonto.

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Chapterkaan waxaad ku baran doonta hordhac ku saabsan computerka qeybihiisa kala duwan casharada ku jirona waxaa ka mid ah:
  1. Introduction to the Computer
  2. Inside the system unit
  3. Central Processing Unit(CPU)
  4. Motherboards
  5. Random Access Memory(RAM)
 
Chapterkaan waxaan ku baran doonaa Windowska sida loogu shaqeyo ama loo maamulo. Casharada ku jirana waxaa ka mid ah:
  1. Setting Screen Resolution
  2. Desktop Background and Saver
  3. Managing users and Accounts
  4. Installing New Programs
Chapterkaan waxaad ku qaadan doontaa casharo heer sare ah oo ku saabna windowska. Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:
  1. Organizing Desktop and taskbar
  2. File Extension and icon Change
  3. Installing New Language
  4. Installing Free Office
  5. installing Free Download Manager
 
Chapterkaan waxaad ku baran doonta Cilad bixinta Windowska Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:
  1. Configuring Windows Update
  2. Creating Restore Point
  3. Creating System Image
  4. Blocking User from installing Programs
Chapterkaan waxaad ku baran doonta sida computerka windows cusub loogu shubo ama kii kugu jiray ee duqa ahay sidaa mid cusub ugu badali laheed Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:
  1. How to Download Windows 10
  2. Installing virtual machine
  3. Creating image file from dvd
  4. Creating bootable drives
  5. upgrading windows 7 to windows 10
Chapterkaan waxaad ku baran doontaa farsamooyin heer sare ah. Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:
  1. Creating a new partition
  2. Encrypting hard drives
  3. Encrypting folders
  4. Remote Control

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 10 dolar hal mar ah.
Mudada waa 2 billood .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

WARBAAHINTA MAXEY WEBSITEKA KA DHAHEEN?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​