Complete Hardware and software

Barashada Hardware and Software

Koorsadan  Complete hardware and software waxaad ku baran doontaa Hardware and software bilow ilaa dhamaad. Hadii aad dhameesato Koorsadaan waxaad awood u yeelan doontaa in aad cilad walbo oo dhinaca computerka aga imaado in aad si sahlan ku xalisan doonto.

Waxeyna ka koobantahay ilaa 50 iyo dhoor cashir oo na ukala qeybsan lix Chapter.

Chaptarada ugu Horeyo waxaa ku jiro cashiro bilow aha oo isugu jiro Hardware and software oo loogu talo galay ardayada bilowga ah. Cashiradaas waxaa ka mid ah:

– introduction to computer, Inside the System unit, connectors, Motherboards, Central Processing Unit(CPU),  RAM, Storage and Power Supply.

Chapter two waxaad ku Baran doontaa Windows 10 and windows 7 Basics. Cashiradaan waa cashiro loogu talo Galay ardayda Bilowga ah waxaadna ku baran doontaa cashiro eey ka mid yihiin sida  sameenta user cusub, Badalida Passwordka,  sida loo install gareeyo program iyo sida loo tir tiro ama looga saaro program computerkaaga

Chaptarada dhexe iyo kuwa dambe waxaa ku jiro cashiro heer sare ah oo loogu talo galay ardayda si fican computerka u fahansan waxaana cashiradaas ka mid ah downloading Installing, troubleshooting and upgrading windows 10 and windows 7.

Course Information

Categories:

Course Instructor

waxkabaro Admin waxkabaro Admin Author

Qiimaha:

$5.00

Numbarkan ku soo dir: 0616978872.

Lacagta Hal mar ayaad dhiibesa. Ma ahan Lacag bil walbo lagaa rabo

Chapter One: Hardware Basics

Chapter Two: Windows Basics

Chapter three: Windows Extended

Chapter Four Troubleshooting Windows

Chapter Five: Installing and Upgrading Windows

Chapter six: Windows Advanced