barashada hardware and software

Complete Hardware and software

Waad Mahadsan tahay.  waana kaaga hambalyenayaa in aad iska diwaan galisay koorsadaan barashada hardware and software.

Waxaana rajeynayaa in aad si wangaasan oga faa’iidi doonto INSHA ALLAH.

Hadii aad dhameesato Koorsadaan waxaad awood u yeelan doontaa in aad cilad walbo oo dhinaca computerka aga imaado in aad si sahlan ku xalisan doonto.

Chaptarada ugu Horeyo waxaa ku jiro cashiro bilow aha. Cashiradaas oo  isugu jiro Hardware and software oo loogu talo galay ardayada bilowga ah.

Cashiradaas waxaa ka mid ah:

– introduction to computer.

– Inside the System unit.

– connectors

– Motherboards

-Central Processing Unit(CPU)

-RAM

Storage and Power Supply.

Chapter two waxaad ku Baran doontaa Windows 10 and windows 7 Basics.

Cashiradaan waa cashiro loogu talo Galay ardayda Bilowga ah waxaadna ku baran doontaa cashiro eey ka mid yihiin sida  sameenta user cusub, Badalida Passwordka,  sida loo install gareeyo program iyo sida loo tir tiro ama looga saaro program computerkaaga.

Chaptarada dhexe iyo kuwa dambe waxaa ku jiro cashiro heer sare ah oo loogu talo galay ardayda si fican computerka u fahansan waxaana cashiradaas ka mid ah downloading Installing, troubleshooting and upgrading windows 10 and windows 7.

Koorsoyinka kale ee websiteka aad ka heli karto waxaa ka mid ah

Ultimate photoshop Course

Web Development One on one

Professional video editing with adobe premier pro.

 

 

 

Course Information

Estimated Time: 2 Month

Course Instructor

Mohamud Ahmed Mohamud Ahmed Author

Qiimaha:

SALE $10 $8
every 2 months for 2 total payments
2 months of access
sale ends 12/22/18

Numbarkan ku soo dir: 0616978872.

Hadii aadan joogin Soomaaliya  Fadlan ku Soo Dir Xawaaladaha Soomaalida sida Taaj ama Tawakal Adigoo ka Codsanay in eey Numbarkaan ku shubaan 252616978872 waxaana ku qoran Maxamud Axmed Xaaji

Lacagta Hal mar ayaad dhiibesa. Ma ahan Lacag bil walbo lagaa rabo

0%

Chapter One: Hardware Basics

Chapter Two: Windows Basics

Chapter three: Windows Extended

Chapter Four Troubleshooting Windows

Chapter Five: Installing and Upgrading Windows

Chapter six: Windows Advanced