Barashada Microsoft Excel 2016 oo af soomaali

Intensive Microsoft Excel 2016 Course

Barashada Microsoft Excel 2016 oo af soomaali

Koorsadaan oo aad ku baran doontoo Microsoft Excel 2016 ayadoo afsoomaali ah waa koorso aad u balaaran oo hadii aad dhameeysato awood buuxda kuu siin doonto in aad ugu shaqeyso microsoft Excel 2016,2013 and 2010 qaab Professional ah. Hadii eey ahaan laheed Xisaab Deginta iyo macluumaad aruuntantaba.
Cashirada aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:

  • Fahanka guud ee Microsoft excel 2016
  • Macluumaad keydinta
  • Kushaqeynta Excel formulas sida isku darka, kala jarka, Total Dejinta
  • Kushaqeynta Excel functions sida if function, VLOOKUP funtion COUNTIF function SUMIF function iyo wixii la mid ah.
  •  excel formatting, hide, move copy columns and rows.
  • Sida loo hagaajiyo Worksheetka layout-kiisa
  • Isticmaalka Charts
  • nuucyada kala duwanSida loo Print Gareeyo Excell
  • Sida security loogu sameeyo excel file kaaga

Course Information

Course Instructor

Mohamud Ahmed Mohamud Ahmed Author

Qiimaha:

$8

Numbarkan ku soo dir: 0616978872. Hadii aadan joogin Soomaaliya  Fadlan ku Soo Dir Xawaaladaha Soomaalida sida Taaj ama Tawakal Adigoo ka Codsanay in eey Numbarkaan ku shubaan 252616978872 waxaana ku qoran Maxamud Axmed Xaaji Lacagta Hal mar ayaad dhiibesa. Ma ahan Lacag bil walbo lagaa rabo

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *