Barashada Word 2016 af soomaali

Microsoft Word 2016

Koorsadaan ah Barashada Microsoft Word 2016 waxaad ku Baran Programka aadka iyo Aadka muhiimka ugu aha ee lagu diyaariyo Dekomentiyada iyo qoraalada ee loo yaqaano microsoft word, kiisi ugu dambeeyay ee 2016

Course Information

Categories:

Course Instructor

Mohamud Ahmed Mohamud Ahmed Author

Qiimaha:

$8

Numbarkan ku soo dir: 0616978872. Hadii aadan joogin Soomaaliya  Fadlan ku Soo Dir Xawaaladaha Soomaalida sida Taaj ama Tawakal Adigoo ka Codsanay in eey Numbarkaan ku shubaan 252616978872 waxaana ku qoran Maxamud Axmed Xaaji Lacagta Hal mar ayaad dhiibesa. Ma ahan Lacag bil walbo lagaa rabo