Barashada Photoshop Af soomaali

Ultimate Photoshop Course

 

Koorsadaan Barashada Photoshop af soomaalie waa koorsadii ugu Balaarneed ee ebad Af-Soomaali lagu sameeyo. Cashirada Dhaamtooda waa Muuqaalo ama videos oo 100% Practical ah Si fududna oo step by step ah loo sharxayo.

Markaa koorsadaan dhameesana Imtixaan Practical ah ayaa lagaa qaadi doonaa aduu Allah ka raali naqto Kadibna SHAHAADO ayaa lagu siin doonaa insha allah

Ultimate Photoshop Course Waxyaabaha aad ku baran doonto Waxaa ka mid ah:

 

Chapter One: Introduction to Photoshop

Chapterkaan Wuxuu ka koobanyaha ugu yaraan 12 cashir oo muuqaal ah. Cashiradaan waxaad aad ku baran doonto wax walbo oo quseeyo Photoshop interfacekiisa iyo sida loo isticmaalo.  Cashirka ugu horeeyana wuxuu ku saabsanyahay sida loo download gareesto Programmka Photoshop loona install gareeyo. Markaa Dhameyso Chapterkaan waxaa gali doontaa imtixaan yar oo lagu tijaabinayo wixii aad ka soo baratay Chapterka

Chapter two: Sawir Qurxinta/Cadeynta

Chapterkaan wuxuu ka koobanayahay ugu yaraan 11 Cashir oo muuqaal ah. Cashiradaan Waxa  aad ku baran doonto Sida Sawirada loogu Quxiyo Photoshop -ka adigoo baran doono Farsamooyin kala duwan oo ku saamsan sida sawirada loo cadeeyo loona hagaajiyo.

 

Chapter three:  Designing Logos and Business Cards

Chapterkaan wuxuu ka koobanyahay 11 Cashir oo muuqaal ah. Cashiradaan waad aad ku baran doonto Farsamooyinka kala duwan ee lagu sameeyo loogoyinka sida loogoyinka wareega ah iyo kuwa proffesionalka ah. Waxaad kale oo aad baran doontaa sida loo sameeyo Business Cards aad iyo aad u quruxbadan. Marka aad Dhameeso Chapterkaan, aqoontaada photoshop is bedel xoog badan ayaa ka dareemi doontaa insha allah.

 

Chapter Four: Design: ID Cards, Cover Page, Billboards.

Chapterkaan wuxuu ka koobanyahay 14 Cashir oo muuqaal ah.  Cashiradaan waxaad aad ku baran doonto Farsamooyinka kala duwan ee lagu sameeyo ID-Cards, Cover pages. Waxaad kale oo aad baran doontaa sida loo sameeyo Billboards ama boorarka aad iyo aad u quruxbadan. Chapterkaan waxaad iska dareemi doonta in aad Photoshop ku naqatay Proffesional.

Course Information

Categories: ,

Course Instructor

Mohamud Ahmed Mohamud Ahmed Author

Qiimaha:

$9

Numbarkan ku soo dir: 0616978872.

Hadii aadan joogin Soomaaliya  Fadlan ku Soo Dir Xawaaladaha Soomaalida sida Taaj ama Tawakal Adigoo ka Codsanay in eey Numbarkaan ku shubaan 252616978872 waxaana ku qoran Maxamud Axmed Xaaji

Lacagta Hal mar ayaad dhiibesa. Ma ahan Lacag bil walbo lagaa rabo

Introducation

Sawir Qurxinta

Design- Logos and Business Cards

Design: ID Cards, Cover Page, Billboards

Examination

What Others Have Said

Abdi kani
By: Abdi Kani

Masha wlh waa arin muhiim u ah dhalin yarada soomaliyeed

mahad naq
By: Gulled Abdi Gulled

waan kahelay casharada photoshopka aad iyo aad ayaan ula dhacay

Computer begining
By: Abdullahi Mohamed

Bigining computer

su’aal
By: Luqman Abdullahi Mohamud

macalin shahaadadi aaway?


44 thoughts on “Ultimate Photoshop Course”

  1. masha allaah waa website aad u muhiim ah dhalintuna ay kufaa’iidayaan inta badan
    waa wax muhiima ah hormarwacan ayaan kuurajeynaya

  2. Eng mohamed khadar

    Waad Ku mahad San tahay lkn ha noqon kaligii shaqayste we noqo mid dadka iyo dalka ushaqeeya waayo imika macalimiinta badankooda waa calooshooda ushaqaystayaal

  3. MOHAMED SAID AGACADDE

    MASHA ALLAH

    ALLE HA IDIIN BARAKEEYO CILMIGIINA
    WAA FURSAD SHAQO IYO XIRFAD WANAGSAN

    U FAAIDEEYA WALAALIHIIN

  4. Mohamed bashir Mohamud

    Masha Allah waan idin mahad celinayaa ilaahey adin dhowro cawinaada aad I caawiseen dadka waan ufaa ideynaa inasha Allah

  5. Abdifitah abtiga

    Asc macalin jumca mubaarak waxaan rabaa inaan ka qeeb qaato wax barashada tell ka lacagta lagu soo tuuraayo ma laqabanaayo si aan waxrbixin idin kaga helo mahadsanidiin

  6. Cabdinaciim xuseen maxamed

    Dhamaan koorsooyinka aad bixisaan si fudud ma arki karaa maadada aan rabo saan u doorto dear teacher

  7. Abdullahi Mohamed Hussein

    Asc mcln Qali ah.. & Dhaman Ardada Sharfta Leh..
    Sln kedib mcl waxan Raba courseda Wab Designing..
    Marka labilabyo in aay idhaafto marabo..
    Hdiin Aan Helayo waxan kale oo aan Raba. Excel & DacEase
    Computerized Accounting..
    Mhdsanid mcln allaha kudhfo

  8. hassan ali mohamed

    waxan u mahadnaqayaa dhamaan masuuliyiinta iyo macalimiinta wabsetika waxkabaro.net,run ahaantii waan ka helay casharada aan ka bartay websitekan.
    aad baad u mahadsan tihiin

  9. xamda Ismail Noor

    Salaama Alaykum bahda wax_kabaro channel waxaan ahay Ardayda cusub waxaana doonayaa ultimate photoshop sideen ugu soo biiraa channelka fadlan faah-faahin isiiya
    hamda ismail
    hargaisa,somaliland

  10. BURHAN AHMED ALI

    ASC WALAAL
    MAGACAYGU WAA BURHAAN AHMED ALI WAXAA AHAY ARDAY DANAYNAAYA INUU KAMIDNOQDO ARDAYDA WAXKABARO
    SIDEEE ISU DIIWAN GELIYAA WAXAAN ARKAY LACAG TODOBO DOLAR AH SANADKII HALMAR MIYAA ?

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *