Web Development: One on One – Front End

Web Development One on One waa koorso aad ku baran doonto sida loo dhiso Website qurux badan adigoo isticmaalayo HTML5, CSS3 ,Javascript, Jquery, Bootstrap, PHP Database iyo Wixii Soo raaca. Dhaamaan Cashirada Waa Project Based Taas oo micnaheeda tahay in aan si wada jir ah isula dhisi doono websiteyo yar yar oo aan ugu talo galay in aan waxaad baraneyso aad si sahlan ugu apply gareeso.

Dhamaan Cashirada waa videos duuban oo xili walbo gurigaaga iyo goobtaada shaqo adigo joogo Daawan karto

Course Information

Categories:

Course Instructor

waxkabaro Admin waxkabaro Admin Author

Qiimaha

SALE $15.00 $10.00
sale ends 1/31/18

Numbarkan ku soo dir: 0616978872.

Lacagta Hal mar ayaad dhiibesa. Ma ahan Lacag bil walbo lagaa rabo

Basics of Web Design

Understanding Html

Understanding Stylesheet 

Stylesheet Advanced

Building a Complete Website

Javascript Basics

JQuery Basics

JQuery UI

Bootstrap Basics

Final Project Exam