Qaabka Onlineka Lacag Looga Looga Abuuro

Qaabka online-ka lacag looga Abuuro Waa koorso aad ku Baran doonto Qaababka kala duwan ee aad Onlineka oga sameen laheed Lacag sida Amazon Business, E-Commerce, Youtube Chanel iyo Website. Cashirada Waa muuqaaal Practical ah oo xili walbo iyo Sacad Walbo aad Daawan karto

Koorsadaan “Qaabka Online-ka Lacag Looga Abuuro” Waxaad ku Baran doontaa Dhamaan Qaababka kala duwan ee lacag looga sameen karo Onlineka ama internetka.

Waxeey ku Bilaabaneesa Sharaxaad guud oo ku saabsan qaababka kala duwan ee  lacag oga abuuro internetka adigoo gurigaa joogo.

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah sida:

Amazon Business
E-commerce
Youtube Channel
iyo Waliga Website.

Markaa iska Diwan Galiso oo aad Dhameesato Waxaad Awood u yeelan doontaa in aad si sahlan ku abuuri karto Ganacsi Online ah adigoo gurigaaga joogo

Websiteka waxaa kale oo ka heli kartaa koorsooyin kala duwan oo ey ka mid yihin:

Complete hardware and software 

Koorsadan  Complete hardware and software waxaad ku baran doontaa Hardware and software bilow ilaa dhamaad. Hadii aad dhameesato Koorsadaan waxaad awood u yeelan doontaa in aad cilad walbo oo dhinaca computerka aga imaado in aad si sahlan ku xalisan doonto.

Ultimate Photoshop Course

Koorsadaan Barashada Photoshop af soomaali waa koorsadii ugu Balaarneed ee ebad Af-Soomaali lagu sameeyo. Cashirada Dhaamtooda waa Muuqaalo ama videos oo 100% Practical ah Si fududna oo step by step ah loo sharxayo.

Web Development: One on One – Front End

Barashada Web Development One on One waa koorso aad ku baran doonto sida loo dhiso Website qurux badan adigoo isticmaalayo HTML5, CSS3 ,Javascript, Jquery, Bootstrap, PHP Database iyo Wixii Soo raaca. Dhaamaan Cashirada Waa Project Based Taas oo micnaheeda tahay in aan si wada jir ah isula dhisi doono websiteyo yar yar oo aan ugu talo galay in aan waxaad baraneyso aad si sahlan ugu apply gareeso.

Iyo Koorsooyin kale oo badan isda office Microsoft 2016

 

 

 

Course Information

Categories: ,

Course Instructor

Mohamud Ahmed Mohamud Ahmed Author

Qiimaha(Discount Bisha Ramadaan)

$15

Numbarkan ku soo dir: 0616978872.

Hadii aadan joogin Soomaaliya  Fadlan ku Soo Dir Xawaaladaha Soomaalida sida Taaj ama Tawakal Adigoo ka Codsanay in eey Numbarkaan ku shubaan 252616978872 waxaana ku qoran Maxamud Axmed Xaaji

Lacagta Hal mar ayaad dhiibesa. Ma ahan Lacag bil walbo lagaa rabo