Qaabka Onlineka Lacag Looga Sameeyo(Goor Dhaw)

Koorsadaan “Qaabka Online-ka Lacag Looga Sameeyo ” Waxaad ku Baran doontaa Dhamaan Qaababka kala duwan ee lacag looga sameen karo Onlineka ama internetka.

Waxeey ku Bilaabaneesa Sharaxaad guud oo ku saabsan qaababka kala duwan eeĀ  lacag oga abuuro internetka adigoo gurigaa joogo.

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah sida websiteyada u shaqeyaan, Xayesiina loo saaro.

Waxaad kale oo baran doonta sida youtube Channel loo Sameeyo Muuqaalana soo galiyo.

Waxaad Baran doontaa wax la Dhaho Affiliate marketing iyo sidoo kale e-commerce.

Markee diyaar Naqato Waxaad awood u yeelan doontaa in aad si sahlan ku abuuri karto Ganacsi Online ah adigoo gurigaaga joogo

Course Information

Categories:

Course Instructor

waxkabaro Admin waxkabaro Admin Author
  • Koorsadaan Wali Diyaar Ma Ahan Markee Diyaar Naqato ayaa la Fasixi doonaa Insha allah
This course does not have any sections.