Koorsooyin Computer Af Soomaali 

Halkaan waxad Ka heli kartaa Koorsoyinkii ugu dameyay ee Barashada Cilmiga Computer ka.

Dhamaan koorsooyinka waxeey Ku baxayaan Af Soomaali  waa video ama muuqaal Practical ah.

Koorso walbana si Step by step ah ayaa loo sharxaya waxaana la socdo Su’aalo imtixaan lagu tijaabinayo Aqoontaada.

Markaa dhameeso Koorso Walbo waxaad heli Doontaa Shaahdo Insha Allah. 

Ka faideysi Wacan.