English Inside Out Course
English Inside Out Course: Barashada luuqada English ka oo dhamestiran waxeyna ka koobadan tahay ilaa 5 Level oo kala ah
- Alphabet Level
- Beginner Level
- Pre-intermediate Level
- Intermediate Level
- Advanced Level.
Video gaan hoose Daawo si aad Macluumaadka koorsada oo dhamestiran u hesho.
Qiimaha iyo Mudada
Normal course: 9 Months = $25 bishii.
Dag Dag : 4 Months = $50bishii.
Form-kaan hoose ka soo codso koorsada.
Qabashada codsiyada waxeey ku egtahay ilaa
Bisha march 1-keeda.
Markee saacadan hoose dhamaato Is diwan galinta Waa xirmesa.
Codsiga koorsada Hada wuu xiran yahay
Waxaa la Furayaa :
01/March/2022
Hadii uu ALLAH idmo.
Xiligaasi nagu soo laabo.
inta laga gaarayo walal sii dajiso appkeena waxkabaro ama save gareso websitekeena waxkabaro.net
Mahadsnid.
Appkeena soo Dajiso
Si laguu soo war galiyo Marke is diwan galinta furanto.
waa in aad dajisato appkeena waxkabaro hadii usan kuu dajisneenin wali.
Hadii uu mobelkaga IPHONE yaay buttonka hoose taabo hadii IPHONE aheena Kan Kore Taabo.