fbpx

PRE-INTERMIDATE ENGLISH

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Qeybaan waxaa ku qaadan doontaa BOOK TWO ee koorsada ENGLISH INSIDE OUT. waxaana halkoodi ka sii socon doono waxyaabihi aan ku soo baranay qeybtii aasaasiga ee book oneka

Waxaad ku baranesa waxyaabo eey ka mid yihin:

  • Dhisida jumloyinka iyo sheekoyin yar yar.
  • Qeybaha kala duwan ee grammark sida TENSES
  • Vocabulary ama erayo maalmeedka ku anfacayo
  • Xirfada qorista iyo aqrinta luuqada.

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 10 dolar bishii
( iyo 5 dolar is diwan galin ah).
Mudada waa 2 billood .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shuruudaha Is Diwan galinta

 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

CASHARADA KU JIRO

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

 
 

Maantaba Dalbo si lagaaga diwan galiyo Galiyo

Qeybtaan waxaa halkeeda looga sii wadaya wixii aad ku soo baratay Section one Waxyaabaha aad ku badan doonto waxaa ka mid ah:
  • Sida Nolol Maalmeedgaaga luuqada Englishka loogu sheego
  • Grammar: Simple Present tense
  • Writing Skills
  • Vocabulary

Maantaba Dalbo si lagaaga diwan galiyo Galiyo

 
 

Maantaba Dalbo si lagaaga diwan galiyo Galiyo

 

Maantaba Dalbo si lagaaga diwan galiyo Galiyo

WAR BAAHINTA MAXEY WEBSITEKA KA DHAHEEN?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 10 dolar bishii.
Mudada waa 2 billood .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shuruudaha Is Diwan galinta

 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba