fbpx

INTENSIVE MICROSOFT EXCEL 2016

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Koorsadaan Barashada Microsoft Excel 2016 oo af soomaali  waa koorso aad u balaaran oo hadii aad dhameeysato awood buuxda kuu siin doonto in aad ugu shaqeyso microsoft Excel 2016,2013 and 2010 qaab Professional ah. Hadii eey ahaan laheed Xisaab Deginta iyo macluumaad aruuntantaba.
Cashirada aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:

  • Fahanka guud ee Microsoft excel 2016
  • Macluumaad keydinta
  • Kushaqeynta Excel formulas sida isku darka, kala jarka, Total Dejinta
  • Kushaqeynta Excel functions sida if function, VLOOKUP funtion COUNTIF function SUMIF function iyo wixii la mid ah.
  •  excel formatting, hide, move copy columns and rows.
  • Sida loo hagaajiyo Worksheetka layout-kiisa
  • Isticmaalka Charts
  • nuucyada kala duwanSida loo Print Gareeyo Excell
  • Sida security loogu sameeyo excel file kaaga.

DAAWO CASHARADA QAAR LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Chapterkaan waxaad ku baran doontaa Qeybaha aassasiga ah ee programka Excel 2016: Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:

  • Installing Microsoft office 2016
  • Excel 2016 interface
  • Data Entry in Excel 2016
  • autofill
  • Naming Sheets
  • Undo, Redo and Save files

 

AutoFill

Maxaad Sugeysa walal Maantaba iska so diwan gali
Chapterkaan waa chapter aad iyo aad muhim u ah oo aad ku baran doonto sida loo isticmaalo qaacidooyinka kala duwan ee uu leeyahay excel 2016 Casharada ku jiro waxaa ka mida ah:
  • Introduction to excel formulas
  • Copying Formulas
  • Absolute
  • Autosum and Avarage

Absolute Formula

Maxaad Sugeysa walal Maantaba iska so diwan gali
Chapterkaan waxaad ku baran doonta Hagaajinta, Qurxinta iyo Naqashadeynta Worksheetka aad ku shaqeyneso Casharada aad ku qaadan doonto haduu allah idmo  waxaa ka mid ah:
  • Working with Fonts
  • Adjusting Colum Width
  • Allignmnent
  • Numbars
  • Table Design
  • Inserting Objects
 

Designing Tables

Maxaad Sugeysa walal Maantaba iska so diwan gali
Chapterkaan waxaad ku baran doonta haduu allah idmo casharo eey ka mid yihiin:
  • Inserting, deleting, Hiding and unhiding colums
  • Copy and Cut Cell data
  • Find and Replace
  • Printing in Spreadsheet
   

Hide and Unhide Colums

Maxaad Sugeysa walal Maantaba iska so diwan gali
Chapterkan waxaad ka baran doontaa  sida loo hagaajiyo charts ama shaxda. Casharada aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:
  • Creating Charts
  • Chart types
  • Formatting Charts
  • Freezing Panes
  • Spliting Worksheet
   

Formatting Charts

Maxaad Sugeysa walal Maantaba iska so diwan gali
Chapterkaan waxaad ku baran doonto haduu allah idmo wax la dhaho Functions oo ah qaacidoyin la isku keenay oo kuu qabanayo shaqo cayiman Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:
  • Managing Sheets
  • Linking Formulas in different Sheets
  • If Function
  • Vlookup Function
  • Countif and Sumif Function
  • Calculating Numbar of years with Date Function
     

Formatting Charts

Maxaad Sugeysa walal Maantaba iska so diwan gali
Chapterkaan waxaad ku baran doontaa haduu allah idmo sida loo xafito xogtaada kugu keedsan Excel. Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:
  • Protecting Worksheet
  • Open and Modify Password
  • Automate Your Work with Marcos
  • Marcos for Personal Book
   

Open and Modify with password

Maxaad Sugeysa walal Maantaba iska so diwan gali

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 10 dolar hal mar ah.
Mudada waa 2 bil .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

WAR BAAHINTA MAXEY KA DHAHEYN WEBSITEKA?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​