fbpx

MICROSOFT WORD 2016

FAAHFAAHINTA KOORSADA

waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah sida qoraalada loogu diyaariyo.

  • sida paragraphs iyo page layoutka soo sameeyo.
  • sida loogu shaqeyo themes iyo tables
  • sida password loogu xiro documentiga aad sameesatay
  • sida table loo abuuro looguna shaqeyo
  • sida loo galiyo sawirada iyo charts

Koorsoyinka kale ee websiteka aad ka heli karto waxaa ka mid ah:

Complete Hardware and Software

Intensive excel 2016 

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Chapterkaan waxaad ku  baran doonta casharo eey ka mid yihin:
  • Installing Microsoft office 2016
  • Creating and Saving Documents
  • Text and Heading
  • Find, Replace and Go to
  • Undo and Redo
  • Fonts, Case , Text Effects
Casharada aad Chapterkaan ku baran doonto waxaa ka mid ah:
  • Paragraphs
  • Orphan Lines, Bullet Points and Text Direction
  • Shading and Borders
  • Page Color, Borders and WaterMarks
  • Page Layout
  • Footer and Header
Chapterkaan waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:
  • Applying Themes
  • QuickStyles
  • Creating Styles
  • Protecting
  • Creating Tables
  • Table Formatting
  • Editing Table
  • Sorting and Marge Cells
Chapterkaan  waxyaaba aad ku baran doonto waxaa ka mid ah haduu allah idmo:
  • Inserting Pictures/ Objects
  • Object Layout
  • Objects in Table
  • Picture Effects
  • Wordarts and SmartArt
  • Online Videos and Screenshots
  • Charts
  • Printing Documents
  • Useful Word Shortcuts

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 10 dolar hal mar ah.
Mudada waa 2 billood .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

WARBAAHINTA MAXEY KA DHAHEEN WEBSITEKA?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​