fbpx

PRINCIPLE OF ACCOUNTING ONE

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Waa koorso kamida koorsooyinka lagu qaato jaamadacadaha gaar ahaan qaybaha ganacsiga iyo dhaqaalaha (Business and economics departments), sidoo kale koorsadani waxay muhiim u tahay dhamaan ganacsatada yaryar iyo waaweynba, waxaanay waxbadan ka bedeli doonto aqoontaada iyo xirfadaada ku aadan ganacsiga.

Hadii aad dooneysid computerized accounting waxaad sidoo kale iska so diwan galin kartaa koorsada Professional Quickbooks pro

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Chapterkaan waxaad ku baran doontaa hordha accounting-ka casharada ku jirona waxaa ka mid ah:
  1. Definition of Accounting
  2. Assets
  3. Types of Business Activities
  4. Basics of Accounting Equations
  5. Financial Statements
Chapterkaan casharada aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:
  1. Rules of Debit and Credit
  2. What is T-account
  3. Monitory unit Principle
  4. Matching Princple
Chapterkaan Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:
  1. Types of adjusting entries
  2. adjusting for journal
  3. Posting to Adjusted Trail Balance
  4. Adjusted Trail Balance
  5. Income Statement
  6. Owner’s Statement
Chapterkan casharada ku jiro waxaa ka mid ah:
  1. Accounting Cycle Process
  2. Worksheet Preparation
  3. Closing Entries
  4. Closing Process
 

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 12 dolar hal mar ah.
Mudada waa 4 billood .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

WAR BAAHINTA MAXEY KA DHAHEYN WEBSITEKA?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​