fbpx

PROFESSIONAL QUICKBOOKS PRO

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Barashada Barnaamish Xisaabeedka Quickboosk Pro oo afsomali ah: Baro adigo gurigaaga iyo goobtaada shaqo joogo oo awood u yeelo in aad xisaabadkaga dajisato

Markii aad dhameyso koorsada waxaa awood u yeelan doontaa in aad in aad u shaqeyso shirkada iyo dukaamada adigoo u dajinayo xisaabaadkooda is professional .

Hadii aad adiga leedahay ganacasi waxaad awood u yeelan karta in aad ganacsigaaga xisaabtaadkiisa aad la socoto.

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Chapterkaan waxaad ku baran doontaa Casharo aad iyo aad muhim u ah oo eey ka mid yihin:
  1. Creating New Company
  2. Company Prefrences
  3. Working With users
  4. Charts of account
Chapter kaan waxaad ku baran doontaa Casharo eey ka mid yihiin:
  1. Creating, editing and deleting vendors
  2. Entering the bills
  3. paying the bills
  4. Working with items
  5. Creating Purchase ords
  6. etc
Chapterkaan waxaad ku baran doontaa Casharo eey ka mid yihiin:
  1. Working with Customers
  2. Estimates
  3. Invoicing
  4. Receiving payments
  5. Creating Statements
  6. etc
Chapterkaan waxaad ku baran doontaa qaababka loola tacaamulo bankiyada casharada aad ku baraneso waxaa ka mid ah:
  1. Creating Deposits
  2. Making reconciliation
  3. Writing the Checks
  4. Transferring Funds
 
Chapterkaan waxaad ku baran doontaa Casharo ku saabsan sidaa quickbooks oga dhigi laheed mid adiga ama shirkaadaada u gaar ah designkeeda Casharada waxaa ka mid ah:
  1.  Form Customization
  2. Layout Design
  3. Credit Terms list
  4. Customer Message List

Labadaan Chapter waxaad ku baran doonto Company reports and general knowledge of Quickbooks pro.

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 10 dolar hal mar ah.
Mudada waa 4 billood .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

WAR BAAHINTA MAXEY KA DHAHEEN WEBSITEKA?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​