fbpx

QAABKA ONLINE-KA LACAG LOOGA ABUURO

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Qaabka online-ka lacag looga sameeyo – Waad ku mahadsantahay waana kaaga hambalyenayaa in aad iska diwaan galisay koorsadaan, Waxaana rajeynayaa in aad si wangaasan oga faa’iidi doonto INSHA ALLAH

Koorsadaan “Qaabka Online-ka Lacag Looga Sameeyo ” Waxaad ku Baran doontaa Dhamaan Qaababka kala duwan ee lacag looga sameen karo Onlineka ama internetka.

Waxeey ku Bilaabaneesa Sharaxaad guud oo ku saabsan qaababka kala duwan ee  lacag oga abuuro internetka adigoo gurigaa joogo.

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Chapterkaan waxaa lagu fahansiin doonaa Online Business waxa uu yahay iyo Qeybaha uu ka kooban yahay. Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:
  • Introduction to Online Business.
  • passive Income Vs Time for Money
  • Build your Business with your Passion
 

Passive Income vs Time for Money

Maxaad Sugeysaa Walal Maantaba iska so diwan gali

Chapterkaan waxaad ku baran doontaa haduu allah idmo sida loo sameeyo Facebook page, Youtube Channel iyo Website oo aad ku shaqeysato Qaab Online ah. Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:

  • Creating a Blog
  • Creating Youtube Channel
  • Creating Facebook Page
  • Website Domain Registration
  • Buying Web Hosting Package
  • Cpanel and WordPress Installation

Creating Youtube Chanel

Maxaad Sugeysaa Walal Maantaba iska so diwan gali

Chapterkaan waxaad ku baran doontaa haduu allah idmo sida aad lacag oga abuuri laheed xogta aad soo galiso internetka hadii eey ahaan laheed qoraalo ama muuqaalo. Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:

  • Creating Good Quality Content
  • What Kind of Content to talk about
  • Tools you need for Content Creation
  • Monetization  and Creating Adsense Account.
  • Creating your Own E-commerce Website

Creating Good Quality Content

Maxaad Sugeysaa Walal Maantaba iska so diwan gali

Chapterkaan waxaad ku baran doonta haduu allah ka raali naqdo Wax la dhaho Affiliate Marketing anagoo si wada jir ah account Affiliate ah oga sameen doono shirkada Weyn ee Amazon.  

Introduction to Amazon

Maxaad Sugeysaa Walal Maantaba iska so diwan gali

Chapterkan iyo Chapter 6aad waxaad si wanaagsan ugu sharxay Waxa loo yaqaano Fulfillment by Amazon (FBA) oo ah qaab fudud oo kuu suuro galinayo in aad websiteka amazon dhexdiisa alaabtaada aad ku iibisiid:

 

Benefits of FBA

Maxaad Sugeysaa Walal Maantaba iska so diwan gali

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 10 dolar hal mar ah.
Mudada waa 4 billood .

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

WAR BAAHINTA MAXAY KA DHAHEYN WEBSITEKA?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​