fbpx

ULTIMATE PHOTOSHOP COURSE

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Koorsadan Photoshopka waa koorso 100% practical ah oo hadii aad dhameyso kuu suuro galin doonto inaad sameyso naqashado cajiib ah. Sida aad ku arki doonto casharadan hoos kaga soo bixi doono

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

hapterkaan Wuxuu ka koobanyaha ugu yaraan 12 cashar oo muuqaal ah. Casharadaan waxaad aad ku baran doonto wax walbo oo quseeyo Photoshop interfacekiisa iyo sida loo isticmaalo.  

Chapterkaan wuxuu ka koobanayahay ugu yaraan 11 Cashar oo muuqaal ah. Casharadaan Waxa  aad ku baran doonto Sida Sawirada loogu Quxiyo Photoshop -ka adigoo baran doono Farsamooyin kala duwan oo ku saamsan sida sawirada loo cadeeyo loona hagaajiyo.

Chapterkaan wuxuu ka koobanyahay 11 Cashar oo muuqaal ah. Casharadaan waad aad ku baran doonto Farsamooyinka kala duwan ee lagu sameeyo loogoyinka sida loogoyinka wareega ah iyo kuwa proffesionalka ah. Waxaad kale oo aad baran doontaa sida loo sameeyo Business Cards aad iyo aad u quruxbadan.

Chapterkaan wuxuu ka koobanyahay 14 Cashar oo muuqaal ah.  Casharadaan waxaad aad ku baran doonto Farsamooyinka kala duwan ee lagu sameeyo ID-Cards, Cover pages. Waxaad kale oo aad baran doontaa sida loo sameeyo Billboards ama boorarka aad iyo aad u quruxbadan.

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Qiimaha waa 10 dolar o hal mar ah.
Mudada waa 2 billood.

Qaabka casharada loo qaadanayo:

Casharda ayagoo muuqal duuwaban ayee ku jiran websiteka, Xili walbo aya daawan karta Marka iska diwan galiso ka dib.

Shahaado ma helayaa?

Koorso walbo markaa dhameyso Shahado aya emailkaga lagugu so dirayaa.
Shuruudaha Is Diwan galinta
 1 ) In aad Mobel ama computer aad casharada kula socoto heli karto
2) In aad diyar la tahay lacagta bisha(Xili walbo aya bilabi karta  qasab mahan bisha bilowgeeda)
3) Nagala  soo xidhiidh Whatsapp +16023889600 is laguu diwan galiyo

Halkaan hoose ku dhufo si laguu diwan galiyo isla maantaba

WAR BAAHINTA MAXEY KA DHAHEEN WEBSITEKA?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​