WEB DEVELOPMENT ONE ON ONE

FAAHFAAHINTA KOORSADA

Barashada Web Development One on One waa koorso aad ku baran doonto sida loo dhiso Website qurux badan adigoo isticmaalayo HTML5, CSS3 ,Javascript, Jquery, Bootstrap, PHP Database iyo Wixii Soo raaca. Dhaamaan Cashirada Waa Project Based Taas oo micnaheeda tahay in aan si wada jir ah isula dhisi doono websiteyo yar yar oo aan ugu talo galay in aan waxaad baraneyso aad si sahlan ugu apply gareeso.

Casharkaan waa Mid ka Mid ah Projectiyada aad ku baran doonto

DAAWO CASHARADA QAAR OO LACAG LA'AAN AH

Inta aadan lacagta bixin marka hore inala eeg waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadaan hadii aad iska diwan galiso.

Chapter walbo waxa uu ka kooban yahay fiiri adigoo isla markaana daawanayo Casharo Sample ah oo lacaga soo saaray.

Chapterkaan waxaad ku baran  doontaa wax walbo aad u baahtanay oo ku saabsan html si aad ku dhisto website dhamerstiran.

Charada ku jiro waxaa ka mid ah balse kuma koobno:

  •  html structure
  • heading, paragraphs,
  • lists ,images
  • Tables
  • Forms
  • ids and class
  • spans and divs

Lists

Tables

Forms

 
Maxaad sugeysa walal iska so diwan gali isla maantaba

Chapterkaan waxaa ku baran doonta aasaasiga stylesheetka ama qurxinta  websiteyada waana chapter aad iyo aad u xiiso badan.

Casharada ku jiro waxaa ka mida ah:

  • Introduction to stylesheet(css)
  • CSS selectors
  • CSS Colour
  • Text styling
  • Bordors
  • Backgrounds
  • Linki Styling

Introducation to stylesheet

CSS colours

Text Styling

 
Maxaad sugeysa walal iska so diwan gali isla maantaba

Chapterkaan waxaad ku baran doontaa qeybaha heerka sare ee Stylesheetka ama naqashadeynta websiteyada

Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:

  • Styling forms
  • block and inline elements
  • float and clearfix
  • positioning
  • box Sizing and border radius
  • Css Animations
  • Css Transition

Styling forms part four

Css Animation

Assigmnet: Building A complete Website

 
Maxaad sugeysa walal iska so diwan gali isla maantaba

Chapterkaan waxaan si fiican lagu fahan siin doonaa luuqada caanka ah ee Javascript Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:

  • Javascript outputs
  • Variables
  • If else Statements
  • Switch and cases
  • arrays
  • Multidimentional Arrays
  • Functions

If else Statement

Arrays

Funcations

 
Maxaad sugeysa walal iska so diwan gali isla maantaba

Chapterkaan waxaa ku baran doontaa library-ga caanka ah ee loo yaqaan o Jquery kaas oo kuu fududen doono wax badan in aad ka fahanto luuqada javascript.

Casharada ku jiro waxaa ka mid ah:

  • Jquery selectors
  • jquery event methods
  • jquery Chaining
  • Show and Fade content
  • Animation with Jquery(Game yar)
  • Modifying Css with Jquery

Animate with Jquery(Sida loo sameeyo Game)

Maxaad sugeysa walal iska so diwan gali isla maantaba

WAR BAAHINTA MAXEY KA DHAHEEN WEBSITEKA?

Walal Websiteka waxkabaro.net waa website mudo badan shaqeynaya bulsho badana ka faa’ideysatay. Adiga waa laga yaaba in eey kuu tahay markii kugu horeysay ee aad ina soo booqato.

Fadlan Daawo Muuqaalan oo eey Werbaahinta soomaalida eey ka sameyen Website-ka.

 

 

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Maalin
Saac
Daqiiqo
il biriqsi

koorsada Qiimaheeda waa: $10 bishii

Hadii aad su’al Qabtid ama diyar tahay in laga diwan galiyo oo lacagta so dirto Fadlan Buttonkan hoose ku dhufo.

TESTIMONIALS

Markii ugu horeysay Facebook ayaa dhoor mar ku arkay kadibna waan iska diwan galiyay koorsada Englishka.
Mudo lix bilood marka waday si badal weyn aayn dareemay oo dhanka ku hadalka luuqada iyo fahankeedaba.
Mar dhawna waxaa rajeynaa in aan bilaabo koorso Computer ah  Insha allah.

Ahmed Jim’ale

Aniga maamo ciyaal korsato ayaan ahay oo hadan jecel in eey wax barato balse mashquulka guriga awokiis waxaa isuuro gali waysay in aad goobaha wax lagu barto gaaro.
Nasiib wanaag waxaan helay websitekaan waxkabaro oo adigo gurigaaga joogo wax ka baran karo iska markiiba waan iska diwan galiyay.
Dhalin yaradii isku soo xil qaantay aad iyo aad ayee u mahadsanyihin wax badan ayee inoo siyaadiyeen ilahey miisaankooda xasanaadka ha u daro​.

Maryan Husein

Aniga waxaan ahay arday dhigto jaamacada websitekaan waxkabaro waxyaabo badan ayaa ka faa’iday qaasatan koorsoyinka computer oo si practical ah la’iibarayo oo eey adagtahay in aad jaamacada aad ka helo macalin si practical ah wax kugu sharxayo.​

Abdiwali Du’ale​

IS DIWAAN GALINTA

Ka Gaadh walal inta eeysan ka xidhmin

Maalin
Saac
Daqiiqo
il biriqsi

koorsada Qiimaheeda waa: $10 bishii

Hadii aad su’al Qabtid ama diyar tahay in laga diwan galiyo oo lacagta so dirto Fadlan Buttonkan hoose ku dhufo.